Haweenka Hilibka ku Iibiya Suuqa Mursal Baydhabo Oo Ka waramey Ganacsigooda.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hilibka xoolaha kala duwan wuxuu qeyb ka yahay waxyaabaha sida maalin laha ah ee loo isticmaalo kuwaasi oo lagu iibiyo kawaanada waa weyn ee suuqyada, waxaa kaloo jira kuwo kale oo lagu iibiyo miisaska yar-yar ee xaafadaha kuwaaso oo qaarkood u badan iibintooda haweenka.

Suuq weynaha xaafadda Mursal ee magaalada Baydhabo waxaa si lamid ah Hilibka ku iibiya hooyooyin ku biisha carruurtooda.

Qaar ka mid ah haweenka ka ganacsada iibinta Hilibka ayaa kawarbixiyay sida ay noloshooda uga mareeyaan shaqadan.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya