Haweenka Ganacsatada Deegaanka Goobweyn Oo dalbadey in laga caawiyo goob ay ku Ganacsadaan

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ku ganacsada hareeraha wadada laamiga ah ee Deegaanka Goobweyn ayaa waxay iibiyaan Cuntada Fudud sida Burka,Bajiyaha iyo kuwa kale oo ay kamid yahay Sanbuuska.

Haweenkan ayaa waxaa soo wajahday Culeysyo sida ay sheegay in ku gabaan goobta ay ku ganacsatadan oo aan aheen mid wanagsan ay u bahanan lahaayeen in loo dhiso Goobo Wanagsan ayagoo ay Hay’addaha iyo Jubbaland ka codsaday in laga caawiyo goob ay ku Ganacsadaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa