Haweenka Dhoobley oo loogu baaqay inay gabdhaha ka joojiyaan Gudninka Fircooniga.

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudniinkan oo ah mid caado ahaan laga yaqaano qaarka mid ah Wadamada Africa, Asiya iyo qeybo kale oo caalamka ah ayaa hadana Soomaaliya waxa ay ka mid tahay wadamada sida aadka ah looga isticmaalo qaabka gabadhaha loo gudo inkastoo gobolada qaarkood ay fahmeen xag diimeed iyo mid caafimaad intaba laakin wali Wuxuu ka jiraa qaar badan oo kamid ah Gobolada Dalkeena Caado dhaqamateenka ayaa ah mid saameyno kala duwan ku reeba Haweeka.

Qaar kamid ah Gabdhaha waxbartay ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa Hoyooyinka ugu baaqay in gabdhaha laga joojiyo Gudninka fircooniga oo gabdhaha dhibaato ba’an ku hayo.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa