Haweenka Deegaanka Dhoobley oo soo dhaweyay Go’aankii Dhawaan ka soo baxay golaha wadatashiga Qaranka ee ahaa in boqolkiiba Kontan laga dhimo qiidmada laga qaadayo Haweenka u sharaxan xildhibaanada labada golle.

0
139

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Haweenka Deegaanka Dhoobley ayaa soo dhaweyay Go’aankii Dhawaan ka soo baxay golaha wadatashiga Qaranka ee ahaa in boqolkiiba Kontan laga  dhimo qiidmada laga qaadayo Haweenka u sharaxan xildhibaanada labada golle ee dorashada inagu soo fooda leh

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa