Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa tan iyo burburkii dalka waxaa ay Masuuliyad Iska saareen Korinta Caruurtooda,waxayna ka qayb qaateen biilka reerka iyaga oo qabta shaqooyin kala duwan si ay u maareeyaan nolasha Qoysaskooda.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa