Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ka ganacsada Sanbuuska iibintiisa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ee Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ganacsigooda uu saameyn ku yeeshay wax yaabaha Sanbuuska lagu sameeyo oo isbedelay.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa