Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ah Maagalo dhacda xadka kala qeybiya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa mudooyinkii danbe waxaa ku soo badanayay ganacsiga noocyadiisa kala duwan.
Qaar kamid ah haweenka ku nool Magaalada Dhoobley ee ka ganacsada agabka bagaashka ayaa kawarbixiyay ganacsigooda iyo sida ay noloshooda uga maareeyaan ganacsigaasi.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa