Haween ku nool deegaanka Dhoobley oo ka ganacsiga khudaarta ka biila qoysaskooda

0
206

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Khudaarta iyo dalagga beeraha waa mid kamid ah ilaha wax soo saarka dalkeena kuwooda ugu waaweyn, taasi oo marka ay so g’odo loo soo iib geeyo suuqyada magaalada Dhoobley.

Khudaarta ayaa inta badan waxa ka ganacsada haweenka Soomaaliyeed iyagoo ku biila reerahooda waxa ayna u tahey ill dhaqaale oo ay ku tiirsanyihiin qoysaskooda.

Xamdi Sugow Lamaane ayaa ka warramaysa