Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haween ku nool Magaalada Baladweyne ayaa maalin kasta u shaqo taga Suuqa xoolaha ee xaafadda Kooshin si xoolo dhaqatada xoolahooda keena Suuqa uga iibsadan islamarkana ay ugu sii iibiyan Haweenka hilbleyda ah iyaga oo saarta qiimo yar oo faa’iido ah.
Haweenkan ayaa mar marka qaar kala kulmo Caqabado kale duwan sida in ay mararka qaar xoolo waayan iyo in mararka qaar oo qasaare lacageed la kulmaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa