Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Qardho ayaa laga dhagax-dhigay dhismaha guryo cusub oo loo dhisayo dadka barakacayaasha ah ee ku nool Magaaladaasi iyadoo qaark ood loo dayactirayo guryo horay ugu dhisnaa.
Wasiiro kamid ah Puntland,Maamulka Degmada Qardho iyo kan gobolka Karkaar ayaa ka qeyb galay dhagax dhiga guryahan cusub.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa