Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Afmadow ee gobolka jubada hoose oo kamid ah degmooyiinka qadiimiga ah ee soomaliya ayaa tan iyo xiligii loo sameeyay maamulka dowladda hoose waxa laga dareemayay isbadallo horumarineed.
Gudomoye ku xigenka dagmada afmadow salax cumar cabdi ayaa kawarbixiyay waxyaabihi u qabsoomay tan iyo xiligii loo sameeyay golaha deegaanka degmada afmadow
Gudomiye kuxigenka ayaa sheegay in degmada ay ka hirgaliyeen leyrarka ku shaqeeya cedceeda oo kamid ah mashaaricyada lagu hormarinayo degamada sidokalena qeyb weyn ka qaadanayaan bilic soo celinta iyo amniga degma. Salax cumar cabdi gudomiye kuxigenka dagmada afmadow ayaa intaas raaciyay dhanka waxbarshada in iskuul cusub ka hirgaliyeen degmada islmarkaana ay rajeynayaan in waxbadan oo waxtar u leh bulshada qaban doonaan.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya