Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Gobolka Hiiraan oo daahfuray xarun ganacsi oo laga hirgeliyay magaalada Beledweyn.

0
99

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan laga daahfuray xarunta cusub oo ganacsi taasi oo iibinaysa qalabka kala duwan ee guryaha,
Munaasabaddda daahfurkana waxaa joobjoog ahaa Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Gobolka Hiiraan ,milkiilayaasha xarunta cusub ee Maqsuud faraceeda labaad iyo masuuliyin kale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya