Gudoomiyaha Kaamaka Badar-2 oo ka hadlay xalaadda waxbarasho ee kaamka.

0
153

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barakacayasha ku nool kaamka Badar-2 ee Magaalada Kismaayo ayaa waxay ku nool yihiin mudod badan Kaamka, kuwaas oo intooda badan aan helin adeegyada waxbarsho balse hada waxaa ay taageero ay ka helaan ka qaar ka mid ah hay’adaha ka shaqeeya Magaalada kismaayo kuwaas oo furso waxbarsho siiyay caruurta ku nool.

Cabdiqani Sheekh Cali.ayaa fah-faahinaya