Gudomiyaha Dhalinyarada KG oo ka hadlay qorshaha uga degsan arimaha Dhalinyarada.

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib markii dhawaan wasaarada dhalinyarada iyo Cayaaraha KG Magacawdey Hogaanka dhalinyarada si ay ugu shaqeeyaan Hormarintooda ayaa Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada KG Mahamed Abdullahi Abdi Nuur ayaa  kawaramay waxyabaha uu qorsheynayo inuu wax ka qabto ee ku aadan caqabadaha heysata dhalinyarada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa