Gudomiyaha Degmada Kismaayo oo faah-faahiyay halka uu marayo mashruuca dhismaha waddooyinka Laamiga ah.

0
112
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna duqa magaalada ayaa faah-faahiyay halka uu marayo mashruuca dhismaha waddooyinka Laamiga ah isagoo islamar ahaantaana bulshada ku nool magaalada kismaayo ugu baaqay inay ilaashadaan mashaariicda muhiimka u ah.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya