Gudniinka Fircooniga oo Saameeyn caafimaad ku yeesha Haweenka.

0
160

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudniinka fircooniga wax u kamid yahay tacdi ku dhaca Haweenka kuwaas oo ay kala kulman dhibaatooyin kala duwan sida caafimaadka, guurka, iyo Dhalmada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya