Guddoomiyaha Xaafada Bosniya ee Deegaanka Dhoobley oo ugu baaqay bulshada Xaafada in ay ku dadaalaan Nadaafada.

0
191

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha xaafada Bosniya ee magaalada Dhoobley ee gobolka jubada hoose maxamed saxane ayaa ugu baaqay bulshada xaafada in ay ku dadaalaan nadaafada.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay