Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, qeybna ka yihiin madax ka tirsan hay’adda OCHA ayaa Maanta gaaray xarunta maamulka Hirshabeelle ee Jowhar iyago booqday Suuqa Hantiwadaag oo maalmo ka hor dab xoogan ka kacay.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya