Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Wasiir Dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya maamulada Jasiira Real State iyo IBS Bank ayaa si wadajir ah xariga uga jaray dhismayaasha cusub ee xaafada Jasiira waxaana la dhagax dhigay qeybaha Beerta iyo Masaajidka xaafada cusub ee Jasiira Real State oo laga hirgaliyay dhulka xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho.
Iimaan Maxamed Cali Guddoomiyaha xaafada ee Jasiira iyo Cabdirisaaq Cali Warsame Guddoomiyaha IBS Bank oo dhismayaasha xaafada cusub ee Jasiira maalgalinaaya ayaa ka hadlay munaasabada xarig jarka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya