Guddoomiyaha Deegaanka luglow oo kawarbixiyay xaalada Deegaanka.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Deegaanka luglow ee Gobalka Jubbada Hoose Cali Cabdi Ducaale oo la hadlay Warbaahinta ayaa kawarbixiyay xaalada Deegaanka.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Deegaanka ay ku nool yihiin qoysas aad u tiro badan kuwaasi oo ay saameeyeen fatahaadihii ku dhuftay Deegaanada iyo Degmooyinka Gobalka Jubbada Hoose.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya