Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada ee XFS ayaa waxaa ay Gaari Bas ah ku wareejisay Guddiga gaarka ah ee xabsiyada BFS waxaana uu isna Gudigan ku wareejiyay Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliya.
Madasha Wareejinta Gaarigan Baska ah oo ay ku sugnaayeen Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada XFS Guddiga gaarka ah ee xabsiyada B/ Dalka iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed waxaa ugu Horeyn ka hadlay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Ganaraal Mahad Cabdiraxmaan Aaden waxaana uu ka mahad Celiyay Gaadhigan Maanta lagu wareejiyay.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya