WARARKA Guddiga dhismaha Masjidka Al-nuur ee Afmadow oo codsaday in laga qayb qaato dhismaha Masjidka By admin - October 15, 2025 0 138 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddiga Culimada ee gacanta ku haysa dhismaha masjidka Al-nuur ee Magaalada Afmadow ayaa waxa ay bulshada muslimiinta ka codsadeen iney ka qayb qaataan dhismaha Masjidka. Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/10/warka-khadar-Guddiga-Culimada-ee-gacanta-ku-haysa-dhismaha-masjidka-Al-nuur-ee-Afmadow-oo-codsaday-in-laga-qayb-qaato-dhismaha-masjidka.mp3