Goobaha lagu sameeyo Buskudka iyo Xalwada oo laga dareemayo diyaar garowga Ciida.

0
285

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose gaar ahaan kuwa iibiya macmacaanka oo inta badan la isticmalo maalmaha ciida ayaa bilaabay inay u diyaar garooban ciida.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya