Goobaha lagu qaado sawirada oo ku soo batay magaalada Burco.

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sannadihii la soo dhaafay laga hirgeliyay goobo casri ah oo lagu qaado sawirada islamarkana ay fursado shaqo ka heleen dhalinyaro badan.

Qaar ka mid ah dhalinyaradan ayaa ka waramaya waxyabaha ay ku soo kordhiyeen magaalada iyo sida ay ugu shaqeystan xirfadaha.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa