Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si loo balaariyo Wadada hlabowlaha Ee Magaalada Laascaanood oo dadka ay ku dhisteen Goobo Ganacsi taas oo wadada Ciriiri ka dhigtey Dawladda Hoose ee Laascaanood ayaa howlgal ku burburisay Goobahaas Ganacsi ee sida sharca darada ah loogu dhistey.
Goobaha Ganacsi ee la burburiyay ayaa dhibaata ku ahaa Bilicda Nadaafada Magaalada iyadoona Dowladu dooneyso in ay hirgeliso Wadooyin Casri ah.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa