Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa cod Aqlabiyad leh ku ansixiyey Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ay maanta horgeysay Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.
Dhinaca kale Wasiirka qoyska iyo horumarinta xuquuqul insaanka xukuumadda Federaalka Soomaaliga ayaa Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS uga mahadcelisay sida sharafta leh ee ay maanta u ansixiyeen Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya






