Garoonka Diyaaradaha Raaskamboni oo Dhawaan la furi doono.

0
26

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Dowlad Goboleedka Jubaland mudane cabdullahi dubad shiil oo ka qeyb galay kulan dad weyne oo ka dhacay Magaalada Kismayo ayaa ka hadlay xaaladaha Garoomada Diyaaradaha ee Deegaanada jubbaland.

Cabdullahi Dubad Shiil Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo duulista hawada Jubaland ayaa sheegay in Deegaanada Jubaland inta badan ay leeyihiin garoomo diyaaraded qaarkoodna dhawaan la xarag jari doono sida Garoonka Diyaaradaha ee Raas kaanbooni.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya