Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada Shoobinada ee Deegaanka Dhoobley ayaa Sheegay in ganacsigoodu yahay mid wanaagsan marka la barbardhigo bilihii la soo dhafay oo uu dalku ku jiray xayiraado.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya
Audio Player