Ganacsato Muqdisho uga qeyb galay Shirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Maraykanka oo booqday Dekadda Muqdisho

0
64

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maareeyaha Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta Dekadda weyn ee Caasimadda JFS kusoo dhaweeyay ganacsato Soomaaliyeed oo dhawaan Muqdisho uga qeyb galay Shirka Iskaashiga Ganacsiga, Maalgashiga ee Soomaaliya iyo Maraykanka.

Ganacsatadan Soomaaliyeed ee soo booqatay Dekadda Muqdisho ayaa ka kala socday Dekadda Garacad iyo sidoo kale Mareykanka, kuwaas oo kormeer socod ah ku sameeyay qeybaha kala duwan ee Dekadda Caasimadda, xiligaas oo ay ka socotay shaqa baaxad leh oo loogu adeeyay umadda Soomaaliyeed, iyaga oo bogaadiyay horumarka muuqda ee ka jira Dekadda Magaalada Muqdisho.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya