Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa Dowlada KGS oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ay bulshada ku hayaan Kawaanleyda magalada baydhabo madaama lagu gudi jaro bisha barkaysan ee ramadaan.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya