Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah ganacsatada wax ku iibiya suuq weynaha magaalada baydhabo ayaa sheegey in ganacsiga uu ka muuqdo hoos u dhac taasi oo u sababeynaya abaarta ka jirta dalka gaar ahaan degaanada KGS.
Ganacsatada iibiya Shandarwooyinka, Derimaha, iyo Bacooyinka laga galo roobabka ayaa ka mid ah kuwa ganacsigooda saameyey abaarta madaama dadka ugu badan ee wax ka iibsada ay yihiin kuwa miiga ku nool.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa