Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa ka dhisan kooxo badan oo gaadhaya ku dhawaad 12 kooxood oo ciyaara kubada cagta balse dhalinyaradaasi ma heystaan cid gacan qabata ama maalgashata sida kooxaha kale ee ka dhisan Gobalada Dalka.
Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley ayaa ganacsatada ugu baaqay inay maalgashadaan kooxaha ka dhisan Degmada si isportigu uu u hormaro.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya