Ganacsatada Dharka jumlada iibisa ee Deegaanka Dhoobley oo ka hadlay caqabadaha ay la kulmaan

0
160

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah Ganacsatada Dharka Jumlada ku iibiya  magaalada dhoobley oo la hadlay Idaacadda sanguuni ayaa ka warbixiyay caqabadaha ay la kulmaan marka ay soo iibsanayaan dharka maadama Wadammo fog fog ay ka keensadaan.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa