Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah ganacsatada magaalada dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in caruurta ku shaqaysta gaari dameerka ee qashinka ka qaada magaalada aysan gaynin halkii loogu talagalay in lageeyo qashinka
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya