Ganacsatada Deegaanka Dhoobley oo bilaabay soo dhoofsiga Cabitaanada lagu farsameeyo dalka dibadiisa

0
198

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Magaalada Dhoobley waxa ay kamid tahay maagaaloyinka kulul ee dalkeena Soomaaliya sida weyna looga isticmaalo sharaabka noocyadiisa kala duwan sida kuwa dalka dibadiisa laga keeno iyo waliba kuwa dalka gudihiisa lagu sameyo sharaabkasi ayaa isugu jira noocyo badan oo laga helo faa’iido kuwaasi oo ka kooban khudaarta noocyadeeda kala duwan sida Tufaaxa, Canbaha,Seytuunka iyo kuwa kale oo badan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya