Dadka ka ganacsada dahabka ee deegaanka Dhoobley ayaa sheegay in ganacsigooda uu saamayn ku yeeshay xanuunka Corona Virus, tan ayaa ka dhigan in fayrasku uu adeegyo badan oo bulshada muhiim u ahaa saameeyey.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa ka warramaya