Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waaxda Horumarinta Ganacsiga Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo ayaa isbedel ku sameysey habka loo bixinaayo adeegyada waxda taasi oo ay sheegtey waaxda in laga guurey qaabkii hore ee ganacsadaha loogu tago jirey Xaruntiisa ganacsi blase ganacsadaha isagoo joogo xaruntiisa uu bixin karo lacagta canshuurta marka la gaaro bxiinta lacagta shatiga ganacsi.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa