Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa laga daah furay Mashruuc lagu dawaynayo 1milyan oo xoolo ah kuwaasi oo ku nool Deegaanada kala gadisan ee Dowlad Goboleedka Galmudug munaasabada lagu daah furayay mashruucan ayaa waxaa ka soo qayb galay madax katirsan 2da gole ee Dowlad Goboleedka Galmudug, iyo ururka dhakhaatiirta xoolaha.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa