Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waa furaha nolosha qofkasta oo waxbaranaya waxa uu ku taamayaa in uu ka guul gaadho waxbarashadiisa.
Tirada gabdhaha ee wax kabarta dusgiyada ku yaala magaalada dhoobley ayaa korortay mudooyiinki dambe sida ay inoo sheegeen maamulayaasha iskuulada deegaanka.
Inta badan Gabdhaha marka ay waxbaranayaan ayaa waxaa ay la kulmaan caqabado faro badan oo ku gidaaman habsami u socodka waxbarashooda
Qaar kamid ah gabdhaaha waxbaranaya ee ku nool magaalada dhoobley ayaan ka wareysanay caqabadaha la kulmaan xiliga waxabarashada.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa