Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenkan oo kunool Magaalada Baladweyne ayaa nololsha reerkood ka maareeyo xirfadda sawir qaadista iyo duubista xalfadaha.
Haweenkaan ayaa ka shaqeeyo phootooyinka sawirada lagu qaado oo ku yaalo magaalada Baladweyne kuwaasi oo ka qabto shaqooyin kale duwan iygoo ka maareeyo Nolol maalmeedkood qoysaskood.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya