Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli Gobalada Wadanka badankooda uu ka curtay Roobka gu’ga ayaa hadana waxaa jirta saameyn uu roobku ku yeeshay isku socodka dadka iyo Gaadiidka wadooyiinka Magaalada Dhoobley.
Qaar kamid ah Dhalinyarada ku shaqaysata Tagaasida ee ku nool Dhoobley ayaa
Maamulka Degmada ka dalbaday in wadooyinka biyaha laga saaro.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya
Audio Player