Fatahaad ay sameyeen webiyada Daawo iyo Jubba ee mara Degmada Doloow oo saameeyay Degmadaasi.

0
60
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Fatahaad ay sameyeen wabiyada Daawo iyo Jubba ee mara Degmada Doloow ayaa saameysay qaar kamid ah xaafadaha Horseed dhagaxleey iyo Halgan.
Qoysaskii ku noolaa xaafadahaasi ayaa u barakaya xaafadaha kale ee joogga dhulkoodu sarreeyo oo aysan daadaku gaarin.
Sanadkii la soo dhaafey, sidan oo kale Fatahaadii Elnino ee ka dhacdey Degmada ayaa waxaa ku barakacay boqolaal qoys, daadadkaaa ayaana xiligaasi sababay burburka guryihii la deganaa iyo musqulihii la isticmalaayey ceelashii biyaha oo wada dumey waxaana sidoo kale ka dhashay xanuuno kala duwan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa