Ereyo ay dhalinyaradu si kaftan ah u adeegsadaan oo bulshada caadi ka dhex noqday

0
494

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Inta badan Dhalinyarada Soomaaliyeed waxa ay adeegsadaan ereyo kaftan ah kuwaasi oo mararka qaar noqon kara duur xul walow aanay siyaabo badan uga fikirin iyagu, Hadaba Wariyahayaga Xamdi Sugow Lamaane oo la kulantay qaar kamid ah dhalinyarada deegaanka Dhoobley ayaa warbixintan ku eegaysa.