Dowladda Hoose Hargeysa Oo Bilowday Olole Kor loogu qaadayo Nadaafadda.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ololahan Nadaafada ah ee laga sameeyey Magaalada Hargaysa ayaa la qabtaa Tododbaadkasta Maamlinta ugu dambeysa waxaana ka soo qeyb gala Shaqaalaha Dowlada Maamulka iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha Ganacsatada iyo qeybaha kale Ee Bulshada si kor loogu qaado Bilicda iyo Nadaafada Magaalada Hargeysa.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa