Dowlada Soomaliya oo ka warbixisay xaalada caafimaad ee Dalka.

0
238

Wasiirka caafimadda Soomaaliya iyo daryeelka bulshada Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii loo xakameyn lahaa cudurka karoona.

Sidoo kale Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ka waramaysa tirada dadka ilaa hadda la diwaangeliyay.