Dowlada KG oo Fursad Waxbarasho bilaash ah Siisay Dhalinyarada.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay fursad u siisey dhalinyarada ku dhaqan baydhabo in ay helaan koorsooyin waxbarasho oo lacag la,aan ah taasi oo ay uga faaideyneyso Dhalinayarda.

Xarunta Dhalinyarada Degmada Baydhabo ( BAIDOA YOUTH HUB) oo ah Xarun dhalinyaro oo ay maamusho Wasraada Dhalinyarada ayaa kana kooban goobo loogu talagaley in dhalinyarada wax lagu baro iyo meel dhalinayaro ay iskugu imaado ayaa dhalinyarada kaga faa’iideysanaya in wax ku bartaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa