Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Waaxda nadaafada dowlada hoose ee xamar oo fulineysa amarka madaxweynaha ee dhireynta dalka ayaa olole dhir beeris ka sameeyay xaruunta iskuula bartamaha ee degmada shangaani ee gobolka banadir
Agaasimaha guud ee waaxda nadaafada iyo bilic soo celinta ee dowlada hoose maxamed suudi maxamuud oo hogaamimayay ololahan aya kawarbixiyay ololahan nadaafadeed.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya