Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Machadka Cilmi baarista iyo horumarinta ee Iraad ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Dood ku saabsan muhiimadda ay Dhismaha Dekada Baraawe u leedahay kobaca Dhaqaale ee Koonfur Galbeed iyo guud ahaan gayiga Soomaaliya.
Dooda waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federalka Soomaaliya Maamulka Koonfur Galbeed, Aqoonyahano iyomarti sharaf kale oo dooda uu Machadka Cilmi baarista iyo Hormarinta ee Iraad ku marti qaadey.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa