Dood ku saabsan Midnimada Dhalinyarada Oo Laga Dah-furey Baydhabo

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad KG ayaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay dood Cilmiyeed muhiim ah oo looga hadlayo kaalinta dhalinyarada ee dhismaha Nabadda, Midnimada iyo Horumarka dalka.

Dooddan Cilmiyeedkan oo ay ka qeyb galeen dhalinyaro, Mas’uuliyiin dowladeed, iyo wakiillo ka socday Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa lagu falanqeeyey doorka dhalinyarada ee dhisidda kalsooni iyo wadashaqeyn dhexmarta bulshada iyo hay’adaha dowliga ah, si loo gaaro nabad waarta iyo midnimo qaran.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawaramaya