Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo maalinta Ciidul fidriga ay fooda inagu soo heyso ayaa suuqyada dharka lagu iibiyo ee degmada dhoobley waxaa laga dareemayaa mashquul ku aadan u diyaar garowga maalinta ciida.
Suuqyada Lagu iibiyo Dharka Noocyadiisa kala Duwan ayaa siweyn Looga Dareemayaa cidhiidhi aad u badan maadaama ay dadku ku mashquulsan yihiin Gadashada Dharka Ciidul Fidriga ay ku ciidi Lahaayeen.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisay